Khubaro ka tirsan FBI-da Maraykanka oo ku biiray baaritaanka weerarkii RW Hamdok

Baarayaal ka socda Mareykanka ayaa Sudan ka caawinaya doona baaritaanka lagu sameynayo isku daygii dil ee fashilmay ee ka dhanka ahaa ra’iisul wasaare Abdalla Hamdok. Wasiirka wafaafinta iyo dhaqanka Sudan. Faisal Mohamed Saleh ayaa weriyayaasha u sheegay in koox ka tirsan FBI-da ay saaka soo gaareen si ay ugu biiraan baarayaasha Sudan. Hamdok ayaa isaga … Continue reading Khubaro ka tirsan FBI-da Maraykanka oo ku biiray baaritaanka weerarkii RW Hamdok